Gumeystaha Iyo Ahaanshiyaha

  GUMAYSTAHA IYO AHAANSHAHA: DHUGASHADA LABA TUSAALE Waxay ahayd xilli dambe oo habeennimo ah, waxa ii qorshaysnayd in aan sii wado tifatirka buugii aan kaga qalinjabin lahaa jaamacadda oo ay ii muddaysnayd xilliga la iga rabo in aan difaacdo. Waxan kala furay laabtobkii waxanan lasoo baxay buuggii oo qabyo qoraal ii ahaa, balse inta aanan gudagalin […]