Xabaashii Dadka Nool

  Hordhac Buuggani waxa uu ka mid yahay buuggag dhowr ah oo muddooyinkii u danbeeyay lagu soo bandhigayay degaanka, kuwaas oo ku saabsanaa guud ahaan xaaladihii adkaa ee ka jiray dalka Itoobiya, intii ay TPLF arriminaysay, gaar ahaanna Degaanka Soomaalida intii ay talada haysay xukuumaddii hore. Waxaa qoray wiil dhallinyaro ah oo Degaanka u dhashay, […]