Turjumaaddan af Soomaaliga ah ee buugga uu qoray Dr. Casmi Bishaara; ”Waa Maxay Salafiyaddu?”waxa ay ku wajahan tahay akhristaha Soomaaliga ah ee la noolaa, welina la nool, saameynta ay Salafiyaddu ku leedahay noloshiisa maalinlaha ah: masaajidka, dugsiga, jaamacadda, warbaahinta, siyaasadda, iyo, xitaa, nabadda iyo colaadda oo ay kaalin ku leeyihiin. 

Advisory Board Highlight

Singer, writter, chef. Love music “Love isn’t something you find. Love is something that finds you

Suhaib Mahmoud

Aasaasaha, tifaftiraha guud ee Xaraf

Ibrahim Iman

Maamulka Fulinta ee Shirkadda Xaraf