Gorfeyn Buugga GOONNI

  Buugga THE STRANGER ee uu qoray, faylasuufkii cabqariga ahaa ee Albert Kaamu, ma aha sheeko si fudud loogu soo koobi karo “fal dambiyeed” ama buug akhristaha loogu qoray si uu ugu hoggaansamo aragti falsafadeed oo gaar ah. Kaamu, halkan kama raadinayo inuu ku qanciyo, iskumana dayayo inuu cashar toos ah bixiyo, se, wuxuu sameynayaa […]