Trusted Minds Supporting Knowledge, Culture, and Storytelling
Ibrahim Iman
Maamulka Fulinta ee Shirkadda Xaraf
Ibrahim Iman
Maamulka Fulinta ee Shirkadda Xaraf
Maamulka Fulinta ee Shirkadda Xaraf, tifaftire hore oo Geeska ah (qaybta af Soomaaliga) iyo sidoo kale agaasimihii hore ee Daabacaadda Qalinmaal. Turjubaan dhawr curis iyo maqaalo faafiyay. UoH shahaadadii koowaad oo Sharci ah ka diyaariyay, iminkana ka wada jaamacadda IMSIU shahaado kale oo Kasmanafeedda ah.
- Phone:+966 56 997 0316
- Email:Ebyiman66@gmail.com
Suhaib Mahmoud
Aasaasaha, tifaftiraha guud ee Xaraf
Suhaib Mahmoud
Aasaasaha, tifaftiraha guud ee Xaraf
Aasaasaha, tifaftiraha guud ee Xaraf. Aasaasaha iyo tifaftiraha guud ee Geeska. Turjubaanka buugga “Indheergaradka Ilbaxnimada Carbeed..” iyo “Waa Maxay Salafiyadu?” Qoraaga cilmibaadhisyo badan, curisyo iyo qormooyin kale oo siyaasad, suugaan, fikir, falsafad iyo sooyaalba isugu jira. Shahaadada koowaad ee jaamacadda ka qaatay UoH, isaga oo culuunta Kombuyuutarka ka diyaaray, halka uu ta labaadna ka qaatay Mac’hadka Dooxa isaga oo ka diyaariyay Isbarbardhigga Suugaanta. Hadda waxa uu wadaa shahaadadii saddexdaad oo
Isla mawduuca sare sii wado, taas oo uu ka diyaarinayo Mac’hadka SOAS ee Jaamacadda Landhan.
- Phone:+974 5045 3843
- Email:zuheibar@gmail.com